| 1 |
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista. |
/content/ayah/audio/hudhaify/001001.mp3
|
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمنِ الرَّحِيمِ |
| 2 |
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka). |
/content/ayah/audio/hudhaify/001002.mp3
|
الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ |
| 3 |
Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. |
/content/ayah/audio/hudhaify/001003.mp3
|
الرَّحْمـنِ الرَّحِيمِ |
| 4 |
Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada). |
/content/ayah/audio/hudhaify/001004.mp3
|
مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ |
| 5 |
adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow). |
/content/ayah/audio/hudhaify/001005.mp3
|
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ |
| 6 |
ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa). |
/content/ayah/audio/hudhaify/001006.mp3
|
اهدِنَــــا الصِّرَاطَ المُستَقِيمَ |
| 7 |
Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna. |
/content/ayah/audio/hudhaify/001007.mp3
|
صِرَاطَ الَّذِينَ أَنعَمتَ عَلَيهِمْ غَيرِ المَغضُوبِ عَلَيهِمْ وَلاَ الضَّالِّينَ |