| 1 |
Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid), |
/content/ayah/audio/hudhaify/102001.mp3
|
أَلْهَاكُمُ التَّكَاثُرُ |
| 2 |
Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan). |
/content/ayah/audio/hudhaify/102002.mp3
|
حَتَّى زُرْتُمُ الْمَقَابِرَ |
| 3 |
Saas ma aha ee waad ogaandoontaan. |
/content/ayah/audio/hudhaify/102003.mp3
|
كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ |
| 4 |
Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa). |
/content/ayah/audio/hudhaify/102004.mp3
|
ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ |
| 5 |
Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta). |
/content/ayah/audio/hudhaify/102005.mp3
|
كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ الْيَقِينِ |
| 6 |
Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima, |
/content/ayah/audio/hudhaify/102006.mp3
|
لَتَرَوُنَّ الْجَحِيمَ |
| 7 |
Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah. |
/content/ayah/audio/hudhaify/102007.mp3
|
ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ الْيَقِينِ |
| 8 |
Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii. |
/content/ayah/audio/hudhaify/102008.mp3
|
ثُمَّ لَتُسْأَلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ النَّعِيمِ |