| 1 |
Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada). |
/content/ayah/audio/hudhaify/107001.mp3
|
أَرَأَيْتَ الَّذِي يُكَذِّبُ بِالدِّينِ |
| 2 |
Kaas xooga Agoonta (xageeda). |
/content/ayah/audio/hudhaify/107002.mp3
|
فَذَلِكَ الَّذِي يَدُعُّ الْيَتِيمَ |
| 3 |
Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka. |
/content/ayah/audio/hudhaify/107003.mp3
|
وَلَا يَحُضُّ عَلَى طَعَامِ الْمِسْكِينِ |
| 4 |
Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta). |
/content/ayah/audio/hudhaify/107004.mp3
|
فَوَيْلٌ لِّلْمُصَلِّينَ |
| 5 |
Ee haddana halmaansan Salaaddooda. |
/content/ayah/audio/hudhaify/107005.mp3
|
الَّذِينَ هُمْ عَن صَلَاتِهِمْ سَاهُونَ |
| 6 |
Dadkana is tusiya. |
/content/ayah/audio/hudhaify/107006.mp3
|
الَّذِينَ هُمْ يُرَاؤُونَ |
| 7 |
Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo). |
/content/ayah/audio/hudhaify/107007.mp3
|
وَيَمْنَعُونَ الْمَاعُونَ |