| 1 |
Marka Samadu jeexjeexanto (qiyaamada). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084001.mp3
|
إِذَا السَّمَاء انشَقَّتْ |
| 2 |
Oy Eebe Addeecdo waana xaq addeeciddiisunee. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084002.mp3
|
وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ |
| 3 |
Marka dhulka la fidiyo (qiyaamada). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084003.mp3
|
وَإِذَا الْأَرْضُ مُدَّتْ |
| 4 |
Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira, kana madhnaado. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084004.mp3
|
وَأَلْقَتْ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتْ |
| 5 |
Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084005.mp3
|
وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ |
| 6 |
Dadow waxaad u dhibboon ood u camalfali xagga Eebe, waadna la kulmi. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084006.mp3
|
يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَى رَبِّكَ كَدْحًا فَمُلَاقِيهِ |
| 7 |
Ruusiise Kitaabkiisa (fiican) Midigta laga siiyo (waa mu'minkee). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084007.mp3
|
فَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ بِيَمِينِهِ |
| 8 |
Waxaa la xisaabin xisaab fudud. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084008.mp3
|
فَسَوْفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا |
| 9 |
Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084009.mp3
|
وَيَنقَلِبُ إِلَى أَهْلِهِ مَسْرُورًا |
| 10 |
Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo gadaashiisa (waa Dadka xune). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084010.mp3
|
وَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ وَرَاء ظَهْرِهِ |
| 11 |
Wuxuu u yeedhan Halaag. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084011.mp3
|
فَسَوْفَ يَدْعُو ثُبُورًا |
| 12 |
Wuxuuna gali Naarta Saciira. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084012.mp3
|
وَيَصْلَى سَعِيرًا |
| 13 |
Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kabirsanaa (Adduunkii). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084013.mp3
|
إِنَّهُ كَانَ فِي أَهْلِهِ مَسْرُورًا |
| 14 |
Wuxuuna malaynhayay inuusan Eebe u soo noqonaynin (qiyaame). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084014.mp3
|
إِنَّهُ ظَنَّ أَن لَّن يَحُورَ |
| 15 |
Saas ma ahee Eebe waa arkaa. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084015.mp3
|
بَلَى إِنَّ رَبَّهُ كَانَ بِهِ بَصِيرًا |
| 16 |
Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084016.mp3
|
فَلَا أُقْسِمُ بِالشَّفَقِ |
| 17 |
Iyo Habeenka iyo wuxuu qariyay. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084017.mp3
|
وَاللَّيْلِ وَمَا وَسَقَ |
| 18 |
Iyo Dayaxa markuu Nuurku buux Samo. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084018.mp3
|
وَالْقَمَرِ إِذَا اتَّسَقَ |
| 19 |
Ee Dadkow waxaad koraysaan xaalado kala duwan/ |
/content/ayah/audio/hudhaify/084019.mp3
|
لَتَرْكَبُنَّ طَبَقًا عَن طَبَقٍ |
| 20 |
Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084020.mp3
|
فَمَا لَهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ |
| 21 |
Marka Quraanka lagu akhriyana ayna u sujuudaynin. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084021.mp3
|
وَإِذَا قُرِئَ عَلَيْهِمُ الْقُرْآنُ لَا يَسْجُدُونَ |
| 22 |
Saas ma ahee kuwa Gaaloobay waxay beenin (xaqa). |
/content/ayah/audio/hudhaify/084022.mp3
|
بَلِ الَّذِينَ كَفَرُواْ يُكَذِّبُونَ |
| 23 |
Eebana waa ogyahay waxay qarsan. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084023.mp3
|
وَاللَّهُ أَعْلَمُ بِمَا يُوعُونَ |
| 24 |
Ugu bishaaree caddibaad daran. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084024.mp3
|
فَبَشِّرْهُم بِعَذَابٍ أَلِيمٍ |
| 25 |
Hase yeeshee kuwa rumeeyay xaqa camalfiicanna falay waxay mudan Ajri aan go'aynin. |
/content/ayah/audio/hudhaify/084025.mp3
|
إِلَّا الَّذِينَ آمَنُواْ وَعَمِلُواْ الصَّالِحَاتِ لَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ |