| 1 |
Marka DHulka la gilgilo. |
/content/ayah/audio/hudhaify/099001.mp3
|
إِذَا زُلْزِلَتِ الْأَرْضُ زِلْزَالَهَا |
| 2 |
Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa). |
/content/ayah/audio/hudhaify/099002.mp3
|
وَأَخْرَجَتِ الْأَرْضُ أَثْقَالَهَا |
| 3 |
Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay. |
/content/ayah/audio/hudhaify/099003.mp3
|
وَقَالَ الْإِنسَانُ مَا لَهَا |
| 4 |
Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda. |
/content/ayah/audio/hudhaify/099004.mp3
|
يَوْمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخْبَارَهَا |
| 5 |
Maxaayeelay Eebaa u waxyooday. |
/content/ayah/audio/hudhaify/099005.mp3
|
بِأَنَّ رَبَّكَ أَوْحَى لَهَا |
| 6 |
Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda. |
/content/ayah/audio/hudhaify/099006.mp3
|
يَوْمَئِذٍ يَصْدُرُ النَّاسُ أَشْتَاتًا لِّيُرَوْا أَعْمَالَهُمْ |
| 7 |
Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki. |
/content/ayah/audio/hudhaify/099007.mp3
|
فَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ خَيْرًا يَرَهُ |
| 8 |
Kiise wax yar oo shar fala wuu arki. |
/content/ayah/audio/hudhaify/099008.mp3
|
وَمَن يَعْمَلْ مِثْقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُ |